Warbaahinta Ruushka iyo dayacgacmeedyadiisa ayaa ku qabey Maraykanka oo madaar ka dayactirnaya Woqooyi Bari Siiriya taas oo ay ku tilmaameen laba wajiile. Maraykanka ayaa ku eedeeya Ruushka in uu faraha kula jiro xaalada Ruushka halka sida dhabta ah ay tahay in hubka Maraykanka siiyo Sucuudiga si toosa loogu gudbiyo argagixisada Siriya.
Waxa hubkaas ka mida gantaalada lagu dagaalamo taangiyada oo dhulka soo dhigey taangiyo badan oo dalka Siiriya lahaa. Hubkaas ayaa Maraykanku u gudbiyay Sucuudiga halka Sucuudiguna u gudbiyay argagixisada uu taageero ee Daacish iyo Nusra.
Madaarkan Maraykanku dhisanayo ayaa ka dhigeysa wadankii labaad ee si toosa u soo dega Siiriya. Maraykanka ayaa sheegay markii lagu qabtey in ay fududeynayso hubka ay siiyaan xoogaga Kurdiyiinta iyo Carabta oo argagixisada Daacish hilfaha u qaaday.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay