Booliiska Ruushka ee jooga bariga Siiriya ayaa ciidanka ka badbaadiyay dagaal ay la galeen dadka deegaanka oo ku qasbey ciidanka Maraykanka in gawaadhidooda dhiiqo gaajo ayagoo isku dayaaya inay goobta ka cararaan.
Dadka deegaankaas ee dagaalka la galay ciidanka Maraykanka ayaa sheegay in saliidii dalka ay si tuuga uga guranayaan argagixisada daacish ee ay taageeraan Turkiga iyo Maraykanka ee Ku sugan aagaas.
Ciidanka Maraykanka oo watey sadex gaadhi oo ah kuwa qufulan ayaa waxa gurmad u fidiyay booliiska Ruushka oo iyagu ku jooga dalkaasi codsi ay ka helaan dawlada Siiriya. Dadka Kurdiyiinta ayaa sheegay inĀ ciidanku diley wiil 14 jir ah inkastoo aan la sheegin in ciidanka wax laga diley aan ka ahayn taayir laga banjariyo iyo gawaadhida oo burbur yar soo gaaro.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay