21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ruushka oo ogaaday hub Maraykanku geeyay wadanka Lithuania ee ay jaarka yihiin+MUUQAAL

WP_20150118_009Sirdoonka Ruushka ayaa ogaaday hub Maraykanku u daldalay dalka Ruushkii hore ka tirsanaa ee Lithuania oo xulafada reer galbeedku aaminsan yihiin in Ruushku soo weeraro. Hubkan ayaan Ruushka waxba ka qaadayn waxayna u baahan yihiin in ay keenaan guutooyin kumanaan gaaraya si ay difaacaan Lithuania.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS