Ruushka ayaa war ka soo saaray gantaal isgaarsiina oo ay hawada u direen. Gantaalkan oo sidey gantaalo kale ayaa laga ganay xarun cusub oo dhawaan la furey.
”Xiriirkii ayaa luminay waayo gantaalku kuma wareegayo wareegtadii la qorsheeyay waxa sidaas yiri shirkada dirty gantaalkan oo lagu magacaabo Roscosmos.
Gantaalkan ayaa ahaa isgaarsiin waana markii labaad oo xaruntaas laga gano gantaal noocana.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay