November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ruwaayad lagu soo bandhigey naag sideed caruura ku dhashay guri ayna lahayn oo laga saarayo+MUUQAAL

WP_20150316_003Muqdisho waxay ahayd magaalo caasimad u ah Somaliya waxayna dadka lacagleyda ahi geliyeen maalkooda iyagoon marnaba ku fikirin in si fudud looga qaxayo iyo burbur aan qiyaastiisa la qiyaasi Karin. Ruwaayadan ayaa lagu soo bandhigey naag ku dhashay 8 caruura guri ayna lahayn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS