Muqdisho waxay ahayd magaalo caasimad u ah Somaliya waxayna dadka lacagleyda ahi geliyeen maalkooda iyagoon marnaba ku fikirin in si fudud looga qaxayo iyo burbur aan qiyaastiisa la qiyaasi Karin. Ruwaayadan ayaa lagu soo bandhigey naag ku dhashay 8 caruura guri ayna lahayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS