11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW hore Cabdiwelli Sh Axmed oo ka qoomameeyay jagadii uu dalka u hayay muxuuse hadda arkey

Raiisal wasaarihii hore Somaliya Cabdulwelli Sh Axmed ayaa ka qoomameeyay jagadii hore ee uu dalka u hayay. Cabdulwelli ayaa calaacal la soo hor fariistey saxaafada isagoo leh hadaan sharaf leehay maxaase sharaf tirey markii uu jagada haystey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS