08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW Itoobiya Abiy Axmed Cali oo booqdey dadkii ku dhaawacay qaraxii isku soo baxa: SAWIRO

Raisal wasaaraha (RW) Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa booqdey dadkii ku dhaawacay qaraxii isku soo baxa nabada Itoobiya ee ka dhacay Addis ababa. Dadka dhaawaca qaarkood ayaa halisa halka dhimashadu weli tahay hal qof.




Waxa markiiba dadku tilmaameen nin ka dambeeyay bambada laga tuuro gacanta. Weerarkan fuleynimo ayaa lagu tuhmayaa Tigreega Woqooyiga Itoobiya oo diidan Abiy Axmed Cali.




Ujeedada weerarkan ayaa ahaa in lagu khaarajiyo Abiy Axmed laakiin waa fashilmey, waxana looga dan lahaa in Itoobiya dib ugu noqoto cabudhintii ka jirtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS