X

RW Itoobiya oo isbedel ku sameeyay jagooyinka sirdoonka iyo ciidanka dalkiisa: SAWIRO

RW Itoobiya ayaa isbedel ku sameeyay jagooyin ka mida muhiim dawladiisa. Abiy Axmed ayaa eryay taliyihii ciidamada oo ku naaxay soona hayay 17 sano, halka uu isna magacaabay taliyaha sirdoonka.



Waxa sidoo kale la bedelay shaqada ay qabanayaan taliyeyaasha la magacaabay oo ay ku jirto in aan la dabasocon doonin muwaadiniinta haysta fikirada siyaasada ee kala duwan.



Intii uu yimi xukunka dalka Abiy Axmed waxa Itoobiya laga dareemay isbedel u socdadhinaca wanaagsan oo la jaanqadi jira wadamada xorta ah.

Sawirkan hoose waa taliyaha sirdoonka Aadam Maxamed

Sawirkan hoosana waa taliyaha ciidanka Seara Mekanen

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.