13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW Itoobiya oo ku amaanay maamulka Somaliland heshiiska Berbera

RW Itoobiya ayaa ku amaanay maamulka Somaliland heshiiska Berbera mar uu ka jawaabayay suaal ah saamiga ay ka heleen dekedda Berbera.

Dawlada Somaliya ayaa ogolaatey in Berbera laga kireeyo Carabta ayadoo qoyska Siilaanyo iyo xerta jufadiisa ay ka heleen dhac aad u balaadhan.



“Waan soo dhaweyneynaa talaabada ay Somaliland ku aqbashay saamiga, waxa ay talaabadaani kordhineysaa xiriir wanaag dhexmara labada dhinac ayuu yiri Desaalam.



Hailemariam Desalegn, waxa uu maamulka Somaliland ku amaanay sida ay u garab taagan tahay Ethiopia, waxa uuna cadeeyay in Somaliland ay ka filankarto mid lamid ah talaabada dhaqan gashay ee saamiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS