X

RW Itoobiya oo si deg dega isku casilay iyo sababta loo aanaynayo

RW Itoobiya ayaa si deg dega isku casilay xilli dalka ay ka jiraan banaanbaxyo rabshado wata oo ay wadaan labada qabiil ee Oromada iyo Axmaarada oo dareensan in laga maroorsadey xukunka.



Xisbiga RW Desagn ayaan ku faraxsanayn sida uu wax u wado. Waxase walaac laga muujiyay burbur ku yimaada Itoobiya oo boqol milyan inuu aafo ku reebo gobolka.

Oromada oo ah qoomiyada ugu badan Itoobiya ayaa iyada laga qariyay xukunka waxana inta badan isku bedela Axmaarada iyo Tigreega oo aan sidaa u badneyn.



Lama garan karo cida bedelaysa waxase muuqata in la diyaariyay cidii bedeli lahayd.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.