21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW Kheyre oo la kulmey gudiga taakuleynta ciidanka xooga dalka: SAWIRO

RW Kheyre ayaa la kulmey gudiga taakuleynta ciidanka xooga dalka. Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha guddiga ayaa ka wada hadlay qorshayaasha guud ee horyaala oo ay ka mid tahay dadaallada shacabka ee ku aaddan ka qayb qaadashada taakuleynta ciidamada iyo diyaarinta istaraatiijiyadda wacyi-gelinta laamaha kala duwan ee ciidamadda Qalabka Sida.





“Waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed iney gacan ka geystaan taakuleynta Ciidanka Qaranka, haddii aynaan gacanteena ku dhisan ciidan tayo leh ma jirto cid kale oo intay meel kale nooga timaada inoo dhiseysa”ayuu yiri R/Wasaare Khayre.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS