08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW Kheyre oo si adag uga hadlay xasuuqii argagixisadu ku bilowdey dad afur u fadhiya: MAQAL

RW Kheyre ayaa si adag uga hadlay xasuuqii argagixisadu ku bilowdey dad afur u fadhiya maqaaxi ku taal bartamaha Muqdisho halkaas oo tirade dhimashadu gaarayso ilaa 20 qof.

Dhiigmiiratada ayaa xasuuqyada diyaariya xilliyada afurka iyo marka salaadaha laga soo baxo taas oo keentay in dad badan ku tukadaan guryahooda.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS