X

RW Maxamed Xuseen Rooble oo si aan hore loo arag loogu soo dhaweeyay Garbahaaray

Raiisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweyn aan hore loo arag loogu sameeyay degmada Garhaaray ee gobolka Gedo halkaas oo ay ka dhici doonto degmo doorashooyinka maamulka Jubba.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.