Tiro ardey oo gaareysa 27 kun ayaa imtixaanka dugsiga sare ee dawladu qaadeyso u fariisanaysa maanta oo Sabti ah. Wasaarada waxbarashada ayaa oofinaysa imtixaanadan ka dhacaya dalkoo dhan.
Amniga Muqdisho iyo goobaha kale ee imtixaanada dugsiyada sare ka dhacayaan ayaa aad loo adkeeyay, waxana la wareegay ciidamo gaara.
Waa sanadii 6 markii la wada qaadey imtixaanada dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay