X

RW Xasan Cali Kheyre oo gaaray Imaaraadka Carabta: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Imaaraadka Carabta halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xasan Cali Kheyre ayaa Imaaraadka u tagey sidii uu uga dhaadhicin lahaa inay la shaqeeyaan dawlada Somaliya.



Waxaa Goroonka Diyaaradaha Magaalada Abu-dhabi si diiran ugu soo dhaweeyay Wasiirka tamarta iyo warshadaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta H.E. Eng. Suhail Mohamed Faraj Al Mazrouei.



Waxa waftiga RW Xasan Cali Kheyre la socdey Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Amniga Qaranka H.E. Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaanno iyo Xubno kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.