10/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

RW xigeenka Somaliya oo la kulmey madaxda ugu saraysa Hindiya: SAWIRO

RW xigeenka Somaliya ayaa la kulmey madaxda ugu saraysa dalkaasi Hindiya. Madaxda dalkaasi ayaa si wadajira ugu qaabiley guriga madaxtooyada Hindiya RW xigeen Mahdi Maxamed Guuleed.



Kulankoodi ka dib ayaa mas’uuliyiintan waxay ka qeybgaleen kulan casho sharaf ah oo madaxda dalka Hindiya ay u sameeyeen wafuud ka socota 121 dal oo ka qeybgalaya shir Caalami ah oo ku saabsan ka faa’idaysaiga kheyraadba dabiiciga ah ee Tamarta.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS