X

Xasan Sheekh oo la kulmey qoyska ka taliya Sucuudiga ee Al-Sucuud maxaase laga hadlay

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa Sucuudiga tagey halkaas oo uu la kulmey qaar ka tirsan boqortooyada qoyska Al-Sucuud. Xasan Sheekh ayaa caawimo u doontey Sucuudiga aan inta badan la shaacin waxay tahay. Xasan Sheekh ayaan marnaba la qaybsan dadka Somaliyeed waxa ay soo siiyaan boqorada carabta ee booqda.

Sucuudiga ayaa dagaal diimeed u gaara kula jira Shiicada jaarka la ah ee Yaman halkaas oo uu xasuuq ka gaysto aan loo aabo yeelin.

Waxa dhawaan ka soo degay Sucuudiga calooshood u shaqaystayaal ka yimi Suudaan oo Sucuudigu lacago badan siiyay una dagaalami doona.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.