X

Xariif Tuulo tuug maaha waa ruwaayad aad u xiise leh oo ay ku jiraan qisooyin jacayl iyo biilkii caruurtu meeye

Xariif tuulo tuug maaha waa ruwaayad aad u xiisa badan oo ay jilayaan dhalinta reer Hargeysa oo ay ku jiraan jacaylo is dhaafsan. Sheekada ruwaayada ayaan la garanayn halka ay ku dhamaanayso. Baasaboorka iga daaye caruurtii biilkoodu aaway.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.