Maxameuud Xasan Saajin wuxuu horjooge Muuse Biixi ugu magacaaban yahay booska ganacaiga wuxuuna ka mid yahay musharixiibnta gobolka Awdal ee hankiisu keenay inuu u taetamo kaalinta afraad ee xisbiga beesha Isaaq ee Kulmiye. Wuxuu qaylo dhaan ka keenay fadhiid Saylici oo reer Awdal ku khasaareen mudadii 10-ka sano ee uu lacagta masaakiinta fadhiga ku jaqayay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS