Sacuudiga ayaa hadda ku dhawaaqay inay berito oo Sabti ah (02/04/2022 ay tahay Soon oo mardhow la arkay bishii. Sacuudiga oo ay ku xiran yihiin Muslimiinta qurbaha ayay beri u noqon doontaa maalinta koowaad ee Ramadaaanka.
Dawlada dhexe ee Somaliya ayaa ilaa hadda sheegin inay berito Soon tahay iyo in kale. Wadamada iyagu ku biiray Sacuudiga waxa ka mida Imaaraadka, Qadar iyo Masar halka Muslimiinta Ostaraaliya aya iyaguna berito soomi doonaan.
Waxa dhinaca kale jira wadamo badan oo ay AXADU kow u tahay sida Cumaan, Malaysiya, iyo IndooniisiyaRamadaan Kariim cida berito Soon u tahay.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay