November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sacuudiga oo xujaajta shuruudo kale ku xirey kadib markuu dib u furey

Sacuudiga ayaa sheegay inay kordhiyeen tirada sanadkan xajin doona kana dhigeen hal milyan oo qof oo ka imaan doona caalamka Muslimka ayaa shuruudo ku xiray dadka imaanaya.



”Waxaan maanta kordhinay tirada xajka ee sanadkan waxaanse ka rabnaa qofkasta oo imaanaya inuu talaalan yahay isla markaana tijaabo iska soo qaado usbuuc kahor inta aan soo dhofin aya lagu yiri qoraal soo baxay.




Xajka ayaa xirnaa muddo 2 sanno ah ayadoo kii ugu dambeeyay keliya loo ogolaa inay xajin karaan keliya dadka ku nool Sacuudiga ee ajaanibtuna ku jirto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS