X

Sacuudiga oo askar Ingiriisa soo kireystay iyo lacagta ku baxaysa

French-made Leclerc tanks of the Saudi-led coalition are deployed on the outskirts of the southern Yemeni port city of Aden on August 3, 2015, during a military operation against Shiite Huthi rebels and their allies. Pro-government forces backed by a Saudi-led coalition retook Yemen's biggest airbase from Iran-backed rebels in a significant new gain after their recapture of second city Aden last month. AFP PHOTO / SALEH AL-OBEIDI (Photo credit should read SALEH AL-OBEIDI/AFP/Getty Images)

Ayadoo aan ognahay in wahaabiyada Sacuudigu ay dabada ka jirto gaalada waaweyn ayaa markii ugu horeysay wahaabiyadu soo kireysatay askar Ingiriisa oo hubka ay soo iibsadeen ka shaqaysiiya sida raadaarka iyo hubka kale ee la isaga difaaco diyaaradaha aan is wadin.


Sida ay qoreen wargeysyada Ingiriisku Sacuudiga ayaa soo kireysatey koox Ingiriisa oo ku shaqa leh soo ridida diyaaradaha aan is wadin oo ciidanka cirka ee Yaman ay ku garaacaan xarumaha muhiimka ee wahaabiyada.

Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Ingiriiska ayaa walaac ka muujisay sida raiisal wasaaraha xagjirka ah ee dalkaasi uu u jaqayo lacagta Sacuudiga ee uuna waxba ka qabanayn mishkilada iyo qaxootiga iyo barakaca uu sababay Sacuudigu.


Waxa kale oo la ogyahay in hubka laga iibiyo wahaabiyada oo marar badan shaqayn waayay, hubkaas oo laga siiyo balaayiiin doolar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.