X

Sacuudiga oo ka cabaaday in la garaacay xarumaha saliidiisa

Sacuudiga ayaa ka cabaaday xarumihiisa saliida oo la garaacay sheegayna inayna masuul ka ahayn kor u kaca qiimaha saliida. Qiimaha saliida ayaa kor u kacay aduunka kadib markii Ruushku hawl-gal ka bilaabay Yukrayn.


Xoogaga dawlada Yaman ayaa marar badan garaacay xarumaha saliida dalkaasi ayadoo uu waxba u tari waayay gantaalaha ay balaayiinta doolar ku cameeyeen Maraykanku.



Sacuudiga aya sheegay inay khasaareen malaayiin doolar kadib markii ay hoos u dhacday saliida ay dhoofiyaan maadaama xarumaha qaar uu so gaaray burbur xoogan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.