X

Sacuudiga oo markale xanibay xujaajta sanadkan

Sacuudiga ayaa xilli dambe oo caawa ah sheegay inay sanadkana xanibeen xujaajta sanadkan imaanaya. ”Waxaan keliya ogolnahay 60000 kun oo xujaaj oo ka imaanaysa dalka gudihiisa ayaa u sheegay wasiirka arimaha xajka.


Waxa markale marmarsiiyo looga dhigey hargabka Karoona. ”Waxa naga go’an ilaalinta xujaajta dalka iyo weliba kuwa gudaha si aan u yarayno faafida cudurka Karoona ayay raacisay wasaaradu.


Xujaajta Sacuudiga ayaa laga rabaa inay qaateen labada talaal ama ay qaateen hal talaal 14 cisho kahor inta ayna imaan xaramka. Xajka ayaa sanadkan bilaabmi doona 17 ilaa 21.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.