X

Sacuudiga oo sheegay xilliga Ramadaan bilow u yahay

Sacuudiga oo isagu maalin ka horeeya dalalka Muslimka taariikhda Hijriga ayaa ku dhawaaqay inay Salaasada ay tahay maalinta koowaad ee RAMADAAN kadib markii caawa la arki waayay.


Wadamo badan oo u badan reer galbeedka ayaa la sooma Sacuudiga maadaaam uu bixiyo lacagta masaajida ama uu maalgeliyo badankooda.


Somaliya ayaan welli laga sheegin in berto oo Isniina ay tahay RAMADAAN iyo in kale xilliga aan qorayno warkan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.