X

Sacuudiga oo ka nixiyay Maraykanka iyo doolarkiisa

Warbaaihin Maraykana oo naxsan ayaa qortey in Sacuudigu hadda kadib uu saliidiisa ku gadan doono kolba lacagta dalka uu ka gadanayo sida lacagat Shiinaha ee Yuhan oo hadda aad wax loogu kala gato.


Tani waxay eax u dhimaysaa in doolarka Maraykanku noqdo midkan lagu keydsado lacagta isla markaana wax weyn u dhimaysa dhaqaalaha dalkaasi Maraykanka iyo doolarkiisa.


Arimntan ayaa imaanaysa kadib marki ay soo baxday in Ruushka oo lo diidey inuu doolar wax ku iibsado uu marhore sheegay inaanu doolarka wax ku iibsan. Dawladaha xorta ayaa ka shiraya jawaab hoose oo ay ka bixiyaan sheekada reer galbeedka oo baqaya ay kula kaceen Ruushka.



”Heer waxay gaareen ay ciyaarihina siyaasad geliyaan ayagoo la ogaa inay shalay ahayeen kuwa burburiyay ugu yaraan 4 dawladood oo Muslimiina ayuu yiri Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.