X

Sadex goobood oo ka tirsan Awdal wax codeyn ah ka socon

Sadex goobood oo ka tirsan Awdal wax codeyn ah ka socon. Sadexdan goobood ee ka tirsan degmada Lughaya ayaa beesha Muuse Biixi xanibtey waxana ku raacay gudiga doorashada.



Waxa loo xirey suldaano ka tirsan beesha Muuse Biixi oo isla markiiba la soo daayey. Dadka reer Awdal ee degan sadexdan goobood ayaa la dafirey xaqooda.



Waxase nasiib daro noqon doonto dadka la dafirey xaqooda iney isla kii dafirey u codeeyaan ayagoo qabiil eegaya. Dadka sadexdaas goobood ayaa baabuur lagu gurayaa si ay codkooda u dhiibtaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.