War ka soo baxay kooxda la baxday madasha qaranka ayaa muran soo baxay awgeed go’aan ku gaadhay in kuraasta aqalka sare dhamaan la kordhiyo min sadex kursi oo dheeraada.
Sadexdaa kursi ee dheeraadka ayaa loo gudbin doonaa Xasan Sheekh marka ay soo xulaan hogaamiye jufeedyada jufeedyada gobolada. Kuraasta sadexda kursi ee Woqooyiga ayaa lagu aaminay raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar C/rashiid oo loo sheegay in uu la tashado beelaha Samaroon, Ciise iyo Fiqishini oo Hawiye ah.
Waxa qoraalka laga reebay qabiilka Akisho oo Gabiley wax ka dega halka Hawiye lagu daray.
Qoraalka ayaa sidan u qornaa
- Saddaxda kursi ee loo kordhiyey Gobollada Woqooyiga Soomaaliya ee Somaliland waxaa soo magacaabaya R/Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaliya oo la tashaday Odayaasha Dhaqanka Beelaha Samaroon, Ciise iyo Fiqi-Shinni.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay