X

Sadex qof oo ku dhintey shil ka dhacay duleedka Garoowe

Shirkan gaadhi ayaa yimi markii iska rogo ay ku dhacday gaadhi nooca raaxada ah. Gaadhiga iska rogada ku dhacday ayaa aad u burburey waa halka ay ku dhinteen sadexda qof. Shilalka ka dhaca Somaliya ayaa waxa ugu wacan qayro masuulnimada dirawalada oo iska dhiga xariif aaiyo istusnimo.



Waxa jira laba qof oo kale oo ku dhaawacmey shilka oo loo soo qaaday Garoowe. Waxa durbadiiba gaaray dadka deegaanka uu shilku ka dhacay kuwaas oo u fidiyay gargaar wixii ay awoodeen.


Maaha markii ugu horeysay ee deegaanada Butlaan ay ka dhacaan shil gaari oo noocana, waxa ku naf waaya dad farabadan. ” Dirawalada gaysta shilalka noocana waa in hore laga dilaa waayo waa qayra masuul ayuu yiri Cali Calasow.

C./llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.