11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Safaarada Somaliya ee Yurub sidee u xaqiijisaa Somalinimada

Sii hayaha safaarada Somaliya ay ku leedahay Yurub ayaa faahfaahin ka bixitay adeegyada ay qabtaan oo au ku jirto sida ay u xaqiijiyaan Somalinimada. Wadamada inta badan soo codsada cadaynta qofka Somaliga ah ayaa ah wadamada Yurub ee dadka dhaqaale-doonka ahi iska dhiibaan. Sii hayaha ayaa ka sii hadley inta wadan ee safaaradaasi wakiil ka tahay.





Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS