Safiirada Ingiriiska u fadhida Somaliya Harriet Mathew oo waraysi siisay wariye gooni goosada ayaa runta u cadaysay in haddii Ingiriisku ka baxay reer Yurub taas macnaheedu aanu ahayn in Ingiriiska soo wado qorshe ictiraaf ee laakiin uu hadaba u madax banaan yahay mowqifkiisa ku wajahan in uu ictiraafo Somaliland.
Arinta ictiraafkana Ingiriisku hore u sheegay oo ayna waxba ka bedelayn reer Yurubta ay ka baxayaan. Waxay kale oo ay sheegtay in safiirka Ingiriiska ee jooga Addisa ababa uuna wax shaqo ah ku lahayn arimaha Somaliya ee uu ku egyahay Itoobiya kaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay