23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Safiirka Imaraadka oo caawiya Somalida masaakiinta ah oo ka badbaaday weerar ay ku qaadeen cadowga muslimiinta ee shabaab

Muqdisho–Safiirka Imaaraadka u fadhiya Somaliya oo ka mida wadamada aadka u caawiya dadka tabaaleysan ee koofurta dalka ayaa ka badbaaday xasuuq ay la rabeen cadowga muslimiinta ee argagixisada shabaab. Safiirka iyo kolonyadiisa ayaa marayay tarabuunka oo ahaan jiray goob nadiifa oo laguna ciyaari jiray dawladuna ku soo bandhigi jirtay awooda dalka.

Waxa kale oo qaraxa ku dhintey dad aad u farabadan oo masaakiinta oo xasuuqeen maadaama goobaha  cadowgu eegto ay tahay goob dadku ku badan yahay.

is-qarxin[1]qarax[1]qaraxa[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM