Safiirka Indooniisiya u fadhiyi doona Somaliya ayaa dhiibtey warqado hordhaca inta aanu qaabilin madaxweynaha Somaliya. Indooniisiya iyo Somaliya inkastoo kala fogyihiin haddana waxa jira xiriir qotodheer oo u dhexeeya.
Safiir Soehadjono Sastromihardj ayaa waxa warqadaha hordhaca ka gudoomey Wasiiru dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi.
Ganacsatada Somalida ayaa dharka ugu badan ka soo iibiya Indooniisiya oo ay ku noolyihiin Muslimka ugu badan aduunka, inkastoo Hindida Muslimka ah ay xiriiri ku hayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay