Northampton–Safiirka Jabuuti u fadhiya Faransiiska iyo Ingiriiska oo casuumad loogu sameeyay London ayaa ku qarxiyay reer Jabuuti oo markay Yurub soo galaan isku dhiiba Koofurta Somaliya markay dib u noqdaana la soo baxa magacdooda saxda ah iyo shahaadooyin kala magaca. Safiirka ayaa sheegay in arimahaas uu xalin karo taas oo ah musuqmaasuq cad.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay