X

Safiirka Jabuuti u fadhiya Faransiiska iyo Ingiriiska oo ku qarxiyay reer Jabuutiga isku dhiiba Koofurta Somaliya: waa anigiiye ii hagaaji+MUUQAAL

Northampton–Safiirka Jabuuti u fadhiya Faransiiska iyo Ingiriiska oo casuumad loogu sameeyay London ayaa ku qarxiyay reer Jabuuti oo markay Yurub soo galaan isku dhiiba Koofurta Somaliya markay dib u noqdaana la soo baxa magacdooda saxda ah iyo shahaadooyin kala magaca. Safiirka ayaa sheegay in arimahaas uu xalin karo taas oo ah musuqmaasuq cad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.