X

Arag hees uu qaadayo C/khaaliq oo ay la xarageynayso Farxiya Fiska oo si aan hore loo arag loo duubey

Heesta Hirdi Caashaq waxa qaadaya C/khaliq waxana si xarago leh ula wada Farxiyo Fiska oo ku matalaysa qof balan ka dhexeeyay oo looga baxay. Heesta ayaa leeyahay waxaan heegan ugu jiraa sidaan ku heli lahaayoo mar uu hagsiin lahaa.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.