23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliya oo deeq gaarsiiyay gabdho agoona oo lagu hayo Muqdisho

Muqdisho–Safiirka Jabuuti u fadhiya Somaliya Dayib Dubad Rooble ayaa deeq ka timi madaxweynaha Jabuuti gaarsiiyay gabdho agoona oo lagu hayo xaafada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Gabdhahan ayaa waalidkood ku waayay dagaalada argagixisada ku hayso dalka iyo burburkii hore.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM