November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Safiirka Siilaanyo ee Ingiriiska C/fataax oo u gafay beesha Samaroon oo raaligelin bixiyay+MUUQAAL

WP_20150112_010London 12 Jan 2015–Wakiilka Ingiriiska u jooga Siilaanyo ayaa raaligelin ka bixiyay gaf uu u gaystay beesha Samaroon oo uu u dhaxay kadib markuu ku sheegay beel aad u tiroyar,. C/fataax ayaa fadeexad joogi kari waayay London iyadoo la sheegayo in uu la kulmay mushkilad qoys.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS