Safiirka dawlada Somaliya u magacowday Maraykanka ayaa la kulmay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama munaasabad ka dhacday aqalka Cad halkaas oo uu gudoonsiiyay Obama waraaqihiisa aqoonsi. Safiirka oo la hadlay idaacada codka Maraykanka ayaa shegay in Obama aad u danaynayo arimaha Somaliya.
Safiirka ayaa sheegay in dhawaan albaabada loo furi doono safaaradda cusub ee Soomaaliya ee magaalada Washington. Axmed Ciise wuxuu baddalay safiirkii hore ee Maraykanka, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo noqday ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya bishii December ee sannadkii hore.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay