November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAABINEWS

Safiirka Suudaan oo raba inuu fanaaniinta dalkooda keeno Muqdisho: Dubbe

Wasiirka aadka u firfircoon ee warfaafinta ayaa sheegay in safiirka Suudaan u yimi oo uu rabo inuu keeno tiyaatarka fanaaniin ay Somalidu taqaano sida haweenayda Nada. Waadse maqlayseen in maqaaxidii shaaha ee aan rabnay in qaylo laga keenay.



”Dad waxa jira horumar kasta oo dalka ah ka keena muran iyo qaylo marka waxa raiisal wasaaruhu igu yiri ha iska haraadsanaadaane iska dhaaf ayuu raaciyay Dubbe.



Maalmo dhaweyd ayay ahayd markii qorshe wasaaaradu la damacsanayd tiyaatarka in loogu sameeyo maqaaxi shaaha laga cabo ay wasaaradu kala kulantey qaylo dhaan aan loo baahneyn.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS