X

Safiirkeenii argagixisadu inaga dishay Yuusuf Bari Bari oo Garoowe aas qaran loogu sameeyay+SAWIRO

Garoowe–Allaha u naxariistee safiirkeenii inoo fadhiyay Swizerland Yuusuf Bari Bari oo daraad argagixisadu ku xasuuqdey huteel Maka Al-Mukarama ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay Garoowe halkaas oo ay ka soo qaybgaleen madaxweynaha Puntland.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.