November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Safiirkii Maraykanka u joogi jirey Jabuuti oo jago looga magacaabay Somaliya

Xoghayaha Qaramada Midoobey ayaa safiirkii hore ee Jabuuti u joogi jirey Maraykanka u magacaabay xoghayaha qaramada midoobey u joogi doona Somaliya. Waxa shan bilood kahor la eryay xoghayihii hore ee u fadhiyay Somaliya.



Somaliya ayaan u baahneyn jagada xoghayaha ee halkaasi u jooga iyadoo ujeedadu tahay inay sii joogaan ciidamada Afrikaanka ee hadda joojiyay la dagaalanka argagixisada.



Wakiilkan cusub ayaa hore u ahaa ku xigeenka arimaha Afrika ee waaxda arimaha dibedda ee Maraykanka. Somaliya ayaa eriday wakiilkii hore ee qaramada midoobey kadib markuu si toosa u farageliyay arimaha gudaha ee dalka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS