Nayroobi-Safiirkii Somaliya u fadhiyay Kiiniya oo muddo dheer kursiga ku fadhiyay ayaa sagootiyay shaqaalihii safaarada. Safiir Cali Ameeriko ayaan wax khibrada u lahayn safiirnimada waxase booska uu ku helay raiisal wasaare Cali Geedi oo ay isku qolo yihiin. Dhawaan ayay ahayd markii xilka safiirnimo laga qaaday.
“Waxaa rabaa inaan maanta xilkii Safiirnimada ku wareejiyo Siyaad Maxamuud Shire oo noqon doona Sii haye Safiir, aad ayaa idinka mahad celinayaa sida aad ila shaqeyseen, waxaa imaan doona Safiirka cusub Jamaal Xasan oo runtii aan ka rajeyneynayo inuu alle kula garab galo shaqadiisa”ayuu yiri Amb. Maxamed Cali Ameeriko.
C/llaahgi Warmooge
ARAABINEWS
![ameerika-macsalaamo-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/ameerika-macsalaamo-11.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay