Fanaanada Safiya Tusmo aya faahfaahin ka bixisay afduubkii loogu gaystey Hargeysa, ayadoo aad loga shakisanaa in la shirqooley. Safiya oo aad loo jecelyahay masraxadeeda ayaa faahfaahisay sidey wax u dhaceen sida ay dareensan tahay sida ay wax uy dhaceen. Ilaa hadda lama og in la shirqooley iyo in qalad caadiya dhacay.
https://youtu.be/nwjuBpw4qaY
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay