X

Safiyo Tusmo oo ka hadashay shaxda lagu dumiyay gurigeeda

TUSMO

Waxa dibedda u baxay shaxda loo degay Safiyo Tusmo ee lagu dumiyay gurigeeda. Safiya ayaa ka sheekaysay inta jeer ee been loo sheegay ha ugu horeeyo ninka hadda magaca cusub ku qaatay caydhinta magaalada ee gudoomiye Baradhe. Hoos ka daawo sida loogu xadgudbtey xuquuqdeeda iyo cidi ka dambeysa.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.