November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Salaadiin qaylo dhaan ka diray balayga Caragaranuug oo u dhow Boorama oo burburay+MUUQAAL

Boorama–Salaadiin qaylo dhaan ka direy balaygii ay qoday dawladii Somaliya ee Caragarnuug oo burburey oo aan waxba laga qaban mudadaa ay dawlad la’aantu jirtey. Salaadiinta iyo siyaasiyiin la socday ayaa codsi dheer u direy cidii ka gaysanaysa tabaruc.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM