10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Salaadiinta Garxajis (ISAAQ) oo dhagax dhigey hoolka shirka lagu qabanayo

Beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa dhagax dhigey hoolka shirka lagu qabanayo. Beelahan ISAAQ ayaa intii doorashada maamulka ka dambeysay dareemay in laga takoorey hawlaha maamulka Somaliland.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vfi7IXctDkQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS