12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Salaadiinta Kulmiye ee gobolka Awdal oo jeclaystey ka hadalka Sanaag halka abaari ka jirto Awdal

Salaadiinta Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa jeclaystey ka hadalka Sanaag iyo dagaal beeledka ISAAQ ee ka socda halka deegaanadii ay codka u weydiiyeen Kulmiye ay abaari dhamaysay.

Waxay ka dareen Saylici oo la arkey asagoo jooga Tukaraq halka kuwii u codeeyay ay dhibaato ka weyni haysato.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9lFmW5I-KQ8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS