Baki 15 Jan 2015–Salaadiintii reer Adal ee ku soo dhaweeyay Siilaanyo Baki ayaa hadaladooda ku soo koobay khilaafkooda iyo inay u kala hor badiyaan maamulka Siilaanyo ee isaga ay mishaharka ay ka qaataan.
Suldaan Saleebaan Cali oo ku celiyay in shir Gadabuursi aanu jirin halka suldaanada kale iyaguna sheegen in iyaga loo soo maro danta Gadabuursi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay